Wafdi kasocday CFBT oo Booqasho ku imaaday Jaamacadda Jazeera

Wafdi kasocday CfBT , Andrew Rasugu Riechi , PhD Senior Lecture , Economics of education and educational planning iyo Zainab M. Hassan Project Director ka Maktabada umada iyo qaybo kale oo wafdiga kamid ahaa, ayaa soo booqday Jaamacad Jazeera, Xog uruurin dheer kadib waxay aad u la dhaceen habka iyo nidaamka lagu hago jaamacada Jazeera iyo qaabka ixtiraamka leh ee loola dhaqmo shaqaalaha iyo macalimiinta iyo dhiiri gelinta cilmibaarista kala duwan ee jaamacadu ay wado.

1

2

3

4

Blog Attachment

Leave us a Comment