Ardayda kuliyadda Agriculture and Veterinary Science ayaa practice oo ku soo qaatay xarunta SATG

10411737_976162252399662_8576518990088619512_n

Ardayda Jazeera University kuliyadda Agriculture and Veterinary Science ayaa practice ku soo qaatay xarunta SATG (Somali Agricultural Technical Group) iyadoo halkaas lagu soo bandhigay farsamooyin cusub oo dalagyo muhiim ah lagu sameeyey isla markaasna laba laab ilaa sadexlaab wax soo saarka kor uqaadaya , waxaa kale oo la keenay dalka dalagyo cusub oo soomaliya lagu tijaabiyay kuwaas oo isugu jira dalagyo aadanaha daruuri u ah iyo calafka xoolaha , aradayda jaamacada suaalihii maskaxdooda ka guuxayay halkaas ayay si wacan aga soo bogteen jawabahooda iyo macluumaad wax gal ah.

Sawiradda:

1

2

3

4

5

Blog Attachment

Leave us a Comment