Maamulka kuliyada beeraha iyo xanaanada xoolaha ee jaamacada oo kulan ay la sameesey tilifishinka afcarabiga

1

Maamulka kuliyada beeraha iyo xanaanada xoolaha ee jaamacada jazeera kulan ay la sameesey tilifishinka afcarabiga ku hadla ee al jazeera , iyadoo kuliyadu ay kala qayb gashay falanqayn ku saabsanayd Biogas methane (CH4) oo laga soo saran karo digada xoolaha iyo haraaga qudaarta , kaasoo xal u noqonkara xaalufinta dhirta oo dhuxul loo adeegsado iyo lama degaanka sii baahaya, inkastoo methane uu lafalgalo lakabka Ozone oo waxyaabo badan ka ilaaliya noolayaasha dhulka oogadiisa ku nool arintaas oo sababi karta heerkulka oo kor u kaca, balse tamarta cadceeda ama qoraxda ayaa bedal u noqon karta dhuxusha la shito wax dhibaato uma geesanayso deegaanka, waxaana looga baaqsan karaa jarida dhirta….

Daawo Sawirada:

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Blog Attachment

Leave us a Comment