Ardayda Dufcadda 3aad ee Gabdhaha oo qabsaday xaflad

1

Xaflad si aad loosoo agaasimay oo lagu maamuusaayey qaar ka mid ah macalimiinta jaamacadda wax ka dhiga gaar ahaan kuliyadda cafimadka soona agaasimeyn Gabdhaha Batch Three ayaa ka dhacday xarunta Sadaxad ee Jaamacada Jazeera, Ujeedada Xafladda ayaa aheyd mid ay ardaydu kaga gudbayaan waxbarashada Basic-ga ah iyagoona u gudbaayay heerka Clinical-ka ah, gunaanadka xafladaan ayaa ardaydu waxa ay ku gudoonsiiyen barayaashoda kala duwan hadiyado qaaali ah, sıdoo kale waxaa Xafladda lagu soo bandhigay Riwaayad aad u qııma badneyd laguna dareensiinaayay ardayda iney deg degsiimada iska daayaan oo ku sabraan Waxbarashada.

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University Jazeera University

 

Blog Attachment

Leave us a Comment