Jaamacadda Jazeera ayaa waxey aqoonis weydaarsi u soo xirtay macalimiinta wax bara ururka ardayda dhagoolayaasha

1

Jaamacadda Jazeera ayaa waxey aqoonis weydaarsi u soo xirtay macalimiinta wax bara ururka ardayda dhagoolayaasha kaas oo kajira magaaladda muqdisho waxaana macalimiinta oo iyagu xitaa dhagoolayaal ah labareyey sida ay ardayda wax u barri karaan.
Muuse xasan axmed oo ah xog haya guud ee ururka dhagooladda qaranka ayaa waxaa uu uga mahadceliyey tababarkaan Lasiiyey jaamacadda Jazeera.

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

 

Blog Attachment

Leave us a Comment