Ardada wax ka baratta Jamacadda Jazeera gaar ahaan kuliyadda Health Science (MLT Batch II) usoo gababoobay baraatigo loogu tala galay ardayda.

5

Maanta oo ay Taariikhdu ku began tahay 30/07/2015 ayaa waxaa ardada wax ka baratta Jamacadda Jazeera gaar ahaan kuliyadda Health Science (MLT Batch II) usoo gababoobay baraatigo loogu tala galay ardayda.
Dr Shabac oo ah khabiir dhanka Sheybaarka ayaa waday baraatigadaas oo u jeedkeeda ahaa in laga haqabtiro ardada dhanka Sheybaarka waxaana ardada baraatigadooda ka mid ahaa:-
1.Pippeting: a. how to pippete.
2.Clinical chemistry(using biochemistry mechine): a. Cholestrol test. B.urea test. C.createnine test. D.billurubin (direct total test). E. Gpt test(liver function test).
3.Blood parasite(using feild stain): a. Malaria

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

 

Blog Attachment

Leave us a Comment