Ardada kuliyadda caafimadka dufcadda 1aad oo wada tobabarada sanadkii u dambeeye

DSC01079

Ardayda kuliyadda Caafimadka ee Jaamacadda Jazeera dufcadeeda koowaad oo kuguda jira Tababaro ku saabsan sidii ay u noqon lahaayeen Dhaqaatiir Dhameeystiran kana soo dhalaala waajibaadka saaran oo ah sidii ay ugu adeegi lahaayen shacabkooda u baahan arimaha Cafimaadka, iyadoona ey tahay Fariinta ay xambaarsan yihiin ardaydu xushmada iyo ixtiraamka Bukaanka.

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University Jazeera University

Leave us a Comment