Ustaad Dayib oo sharaxaya Faa’iidooyinka Wax soo saarka Shinida

Ustad Dayib

Kanaalka Somali News ayaa wuxuu ka wareystay barnaamijka Caafimaadka Ustad Maxamed Dayib oo ah Hormuudka Kulliyadda Xoolaha iyo Beeraha ee Jaamacadda Jazeera wuxuu kaga hadlay faa’idooyinka ay leedahay shinnida.

Ustad Dayib oo sifiican faah faahin uga bixiyay Muhiimada malabka iyo waxtarka bulshada ayaa ku nuux nuuxsaday in laga faa’ideysto Shinnida oo la xanaaneeyo.

Hoos ka daawo muuqaalka

Leave us a Comment