Dadaaladii Dadka tabaaleysan loogu gargaaraaye ay wali wado Jaamacadda taasoo Jimco waliba kasameeso duleedka Magaaladda Muqdisho.

00103[20160430-1310267]

Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda Jazeera oo baaritaano iyo Daawooyin lacag la’aan ah u sameeyo dad barakacayaal ah, iyadoo dadka danyarta ee ku jira xeryaha barakacayaasha muqdisho oo la ildaran dhibaatooyinka xagga caafimaadka, waxbarashada iyo nolosha aasaasiga ah ayee jaamacadda Jimco waliba gar gaar u fidisaa waxaana hogaamineyse Madaxa Kulliyadda Caafimaadka Jaamacadda Jazeera Drs Luul. deeqdaana maahan midii ugu horeese ee jaamcadda u fidiso dadka barakacayaasha ee ku nool duleedka magaalada Muqdisho.

Daawo Barnaamij ay ka diyaarisay AFAQ FOR MEDIA Dadaaladaas ay Jaamacadda Jazeera Wado:-

Leave us a Comment