Ardayda Kuliyadda Sheybaarka dufcadoodii 2aad oo ku jira Sanadkii u dambeeye ee jaamacadda

3

Ardayda Kuliyadda Sheybaarka dufcadoodii 2aad oo ku jira Sanadkii u dambeeye ee jaamacadda ayaa wado dadaalo ah iney ka dhabeeyan afartii sano waxey soo baranaayen, qaar kamid ah ardaydaas oo baaritaano xog uruurin caafimad ah kawadaan dagmoyinka Magaladda Muqdisho.

Ardayda oo ku guda jira xog uruurinta

1

2

Jazeera University

Jazeera University

7

Blog Attachment

Leave us a Comment