Dood cilmiyeed oo loo qabtay Ardayda Kuliyadda Beeraha iyo xanaanada xoolaha ee Jaamacadda

2

Dood cilmiyeed cinwaan keedu ahaa ( Caqabadaha haysta wax soosaarka beeralayda iyo xoolo dhaqatada iyo xalka kuhaboon ee looheli karo) waxaa doodcilmiyedkan aad u falanqeeyey ardada kuliyada beeraha iyo xanaanada xoolaha ee Jaamacadda Jazeera .. gunaanadkii waxaa laga dhaxlay qodobo waxtar uleh umada soomaliyeed … ardana waxay utahay dhiiri gelin inay waxbadan akhriyaan …

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

4

Blog Attachment

Leave us a Comment