Ardayda ka qalin jabisay Jaamacada Sanadkan oo difacanaya buugoodi qalin jebinta.

5,2

Ardayda kuliyadaha Computer Science and IT Batch II, Education (Bio and Chem) Batch II, iyo Health Science (MLT Bach I & Nursing Batch I) ee Jaamacadda Jazeera oo usoo gabagaboobey difaacashadii Buugooda qalin Jabinta.

Ardaydaan oo muddo isbuuc ah ku guda jiray shaqo xoogan oo ah difaacashada buugooda ayaa waxaa ka muuqanaayay in ay galiyeen juhdi iyo dadaal xoogan taasoo sababtay in ey… si aada ugu soo baxeen waajibaadkii saarnaa ee ahaa sidii eey bulshada ugu faa’iideen lahaayen waxii barista ay sameeyeen.

Maamulka iyo barayaasha Jaamacadda Jazeera ayaa Goobjoog ka ahaa goobta ay ardaydaan ku difaacanaayen buugaagtooda.
Guddomiyaha Jaamacadda Dr. Ibrahim Mohamed Hussein oo la lahadlaaye ardaydan gabagabada xafladda ayaa ku dheeraaday ahmiyada weyn ee barayaasha juhdiga ku bixiye ardaydaan qiimaha badan waxuuna kula dardaarmay guddomiyahu ardayda iney sii wadaan dadaalkooda bulshada Soomaaliyeedna ay wax kusoo kordhiyaaan.

JazeeraUniversity

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Jazeera University

Blog Attachment

Leave us a Comment