Maamulka Jaamacadda Jazeera oo dhamaan umudda Musliminta ugu hambalyeenaya bisha Barakesan ee Ramadan

JU Cover

Maamulka iyo shaqaalaha jaamacadda Jazeera Waxey Halkaan ugu hambalyeenesa guud ahaan dadka muslimiinta ah iyo dadka Soomaaliyeed dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan taaso noo dhalatay  1/6/1437H Iyo 6/6/2016M.

Alle hanaga dhigo kuwa ka faideysto fadliga bisha barakesan ee RAMADAN kuwi loogu dambi dhafo nartana laga xureyo Alle hanaga dhigo. Aamiin

Ramdan-2016-Qoutes-Wallpaper

 

Blog Attachment

Leave us a Comment