Jaamacadda Jazeera oo bilowday Imtixaankii Aqbalaada Jaamacadda

Ardada-Jaamacadda-imtixaanka

Jaamacadda Jazeera ayaa maalintii Sabtida ahayd ee la soo dhaafay taariikhduna ku beegneyd 3-September 2016 bilowday Imtixaanka jaamacada ee Aqbalaada waxaana weli ardada ka soo baxday Dugsiyada sare ay fursad u helayaan in maalinta Khamiista ah ee soo socota 8-da September 2016 iyo Maalinta Jimcaha ah.

Ardada-Jaamacadda-imtixaanka Imtixaanka=Aqbalaada Jaamacadda-Jazeera-Imtixaanka-Ardada-Cusub

Blog Attachment

Leave us a Comment