Gudoomiyaha Jaamacadda oo ka qeyb galay Shirka Jaamacadaha Carabta iyo China

dr-ibrahim-4

Guddoomiyaha Jaamacadda Jazeera Dr. Ibrahim Maxamed Xuseen ayaa ka qeyb galaya shirkii 4aad ee madaxda Jaamacaddaha carabta ee ka socda dalka Jordan maalintii 1aad,shirkaas oo ay Jaamacaduhu isku weydaaranayaan waaya aragnimada dhinacyada waxbarashada manhajka, iyo Cilmi barista.

Shirkaani ayaa waxaa ka qeyb galaya Wafdi ka socda China oo kusugan Dalka Jordan.

Daawo Sawirada ka qeyb galka

dr-ibrahim-1 dr-ibrahim-2 dr-ibrahim-3

Blog Attachment

Leave us a Comment