Jaamacadda Jazeera oo heshiis waxwada qabsi la saxiixatay Jaamacadda Zarqa ee dalka Jordan

jazeera-university-zarqa-university

Jaamacadda Zarqa oo ka mid ah jaamacadaha ugu waaweyn dalka jordan haddana marti gelisay shirka jaamacadaha carabta iyo china, gudoomiyaha jaamacadda jazeera Dr. Ibrahim Maxamed Xuseen iyo Gudoomiyaha Jaamacadda Zarqa Prof: Dr. Mohamud Alwadi ayaa 27-dii bisha sagaalaad 2016 ku kala saxiixday heshiis waxwada qabsi dhinacyada waxbarashada manhajka iyo cilmi baarista.

Gudoomiyaha Jaamacadda Jazeera wuxuu weli ku sugan yahay shirkii afaraad ee Jaamacadaha carabta oo maanta galay maalintii 3-aad.

1 Comment

  • ahmednaajib
    Reply

    waaguul usoo hoyatay ardayda iyo macalimiinta jamacadda jazeera wuuna ku mahadsan yahay dr ibraahim dadaalka uu dalkiisa u huraayo waxaana ugu ducayneynaa dr in alaah u fududeeyo daldaalkiisa

Leave us a Comment