Ardayda Batch-2 ee Agro-vet oo sifaah faahsan uqaatay qaabka loo dhaqdo shinnida

Jazeera University

Ardayda jaamacadda Jazeera gaar ahaan kulliyadda Ardayda bach-2 ee Agro-vet oo sifaah faahsan uqaatay qaabka loo dhaqdo shinida , wax soosaarkeeda iyo caqabadaha ku imaankara sida cudurada kudhaca ee hoos u dhigikara wax soosaarkeeda.

Kuliyada xanaanada xoolaha ee jaamacadda jazeera ayaa siisay ardayda dufacada koowaad iyo labaad baraatiko Anatomy , Dr. Cabdi yaasiin iyo Dr. Cabdicasiis oo si qotodheer uga haqabtiray ardayda xubnaha qaab dhismeedka gudaha haday ahaan lahayd dheefshiidka , wareega dhiiga.

DAAWO SAWIRADA

Jazeera University Jazeera University Jazeera University Jazeera University Jazeera University

Blog Attachment

Leave us a Comment