Mid ka mid ah Barayaasha Jaamacadda Jazeera oo ardayda cashar ku saabsan Geela siinaya Ardada.

Lecturer Hassan Ali at Jazeera University

Ustad Hassan Ali oo ka mid ah baryaaasha jaamacadda Jazeera ayaa ardada wax badan ka fahamsiiyay sida Geela looga faa’ideysto waxyaabuhuu ALLE ku maneystay sidoo kalana Casirgaan hadda la joogo sidii looga faa’ideysan lahaa waxtarka iyo sidoo kale Nuucyada uu u kala baxo Geela iyo Cuntada la siiyo Geela sida loo diyaariyo iyo weliba cudurada hadii ay ku dhacaan sida looga daaweeyo.

DAAWO SAWIRADA LAGA DIYAARIYAY CASHARKA

Lecturer Hassan Ali at Jazeera University Lecturer Hassan Ali at Jazeera University Lecturer Hassan Ali at Jazeera University

Blog Attachment

Leave us a Comment