Dr Dalmar oo booqasho ku yimid Jaamacadda Jazeera

Dr Dalmar visit Jazeera University

Waxaa booqasho saaxiibtinimo ku yimid jaamacadda Jazeera wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha jaamacadda Benadir ahna guddoomiye ku xigeenka (Somali Education Rersearch network) Somren Dr Cabdirisaaq Axmed Dalmar.

Wafdiga oo ay xubno ka ahaayeen Guddoomiye ku xigeenka dhanka maamulka iyo maaliyadda ee jaamacada benadir Dr C/raxmaan Xassan Cumar , Diiwaanhayaha guud ee jaamacadda benadir Ismaaciil C/raxmaan Maxamed iyo agaasimaha maamulka iyo maaliyadda jaamacadda benadir Mahad Khaliif, Waxayna kulan la yeesheen Guddoomiyaha Jaamacadda Jazeera Dr Ibraahim Maxamed Xuseen iyo mas’uuliyiin ka tirsan maalmulka jaamacadda Jazeera, waxayna kawada hadleen xoojinta xiriirka labada jaamacadood, tayeenta waxbarashada jaamacadaha iyo iskaashiga horumarinta tacliinta sare ee soomaaliya.

Gebogebadii kulanka labada jaamacadood Wuxuu kusoo dhamaaday jawi farxad leh.

Dr Dalmar visit Jazeera University Dr Dalmar visit Jazeera University Dr Dalmar visit Jazeera University Dr Dalmar visit Jazeera University

Blog Attachment

Leave us a Comment