Maamulka Jaamacadda Jazeera oo bayaan soo saartay

Golaha guud ee Jaamacadda Jazeera iyagoo ilaalinaya Midnimada, karaamada iyo Sharafta Umadda Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah waxey shaqada Macalinimada ka joojisay Saddex Macalin, Kadib markii ay caddeysteen oo ay iclaansadeen in ay ka mid yihiin ururka cusub oo ay ku dhaqaaqeen Bishaan gudaheeda.

1 Comment

  • Abas Nageyle
    Reply

    waxaad qaadeen talaabo geesinimo leh waadna ka run sheegteen u adeegida uma Soomaaliyeed ee muslimka ah horay u socda allaha idinla garab galo.

Leave us a Comment