Imtixaankii Midterm ka oo maanta u bilowday Ardadayda Jaamacadda Jazeera

Maanta oo ay taariikhdu tahay 15-April-2017 ayaa dhammaan xarumaha jaamacadda jazeera waxaa ka bilowday imtixaankii koowaad ee fasallada jaamacadda kulliyadeheeda kala duwan waxaana ardayda ALLE uga baryeynaa in uu Imtixaanka u fududeeyo.

DAAWO SAWIRRADA

Exam Jazeera University Exam Jazeera University Exam Jazeera University Exam Jazeera University

Blog Attachment

Leave us a Comment